Header Ads

Hoooyo_Iyo_Wiilkeeda

Hoooyo_Iyo_Wiilkeeda
________________________
Sanadku waa 2016 Goobtuna waa magalada muqdisho waa xili waagu baryay abaaro 12:30 Daqiiqo geeska africa jawigu waa mid Kulul
2 dii sano ee u dan baysana ma jirin wax rooba ah" dadku waa kuwa la ildaran Abaaraha iyo gaajada dadka xoolu dhafeena waxay buux dhafeyeen kamamamka duleedka muqdisho

waxay caruur ka  dhashay 2 wiil iyo gabar  aabaha dhalay wuxuu ku dhintay coladihii Xumaa ee ka dhacay somalia gaar ahaan Dagalkii xabashida lagula galay muqdisho  wiilasha oo lagu kala magacaabo cumar iyo abdulahi waa labada wiil ee ugu wayn caruurta halka gabadha oo la yiraahdo sahro ka yartahay

Cumar aabihiis abdi waxaa dilay  ethopiankii abdulaahi iyo sahro ayaa ka bad baaday halka hooyo qadiijo kasoo gaaray dhawac Fudud waxaayna  la qaxday abdulahi oo jira 16 ayadoo sahrana la qaxday dad dariskooda ahaa maalmo ay kala maqnayeen sahro iyo hooyadeed waxay dib isku heleen markale

wax la joogaba wayuhuna adkaadaan waqtiguna is guri waxaa la waayay abdulahi meel uu jaan iyo cirib dhigay  hooyo Qadiijana waxay ku dartay liiska cumar iyo abdi oo ay horay u waysay waxayna laabta ku qabsatay sahro oo ah qofka kaliya ee ay ka hayso qoyskii ka koobna 5 ruux mudo kadib waxaa Tahriibtay sahro oo ah Qofkii ay hooyo Qadiijo waheshanaysay niyadana ku haysay inay xananayn doonto markay gaboowdo

waxayna soo gaaratay Sahro wadanka sudia arabia markii ay halkaas timidna dib uma raadin hooyo umana xariirin ilaa laga xiro sahro oo xabsi la dhigay markii la ogaaday inay wadanka ku joogto sharci daro ayadoo 1 sano ah ku xiran magalada riyaad ee dalka sacuudiga

abdulaahi ma usan u sheegin meesha uu aaday hooyo qadiijo mana uusan soo wicin markii uu garay meesha uu rabay asagoo wuxuu ku nool yahay dalka south africa wuxuuna noqday nin ganacsade ah mana ka  war qabo hooyadiiis mudo 8 sano ku siman'

maalin maal maha ka mida ayaa wiil ay isku xafad ahayeen isku arkeen goobtiisa ganac siga salaan iyo wada shekaysi kadib waxaa dib loogu laabtay xasuusihii xamar iyo wayihii nololeed  ee ciyalka xaafada"  wuxuuna u sheegay abdilaahi sxbkiis inay dhinteen aabe abdi iyo cumar  asaguna halkaan joogo,

sxbkiis ayaa ku yiri sxb alaha u naxariisto runtii waa geeri xanuun badan ee kwran hooyo qadiijo  sahro cadeey inatay ku Dan beeyeen sxb waan u xiisay runtii wlhi
abdulahi oo markaas naxay su.aasha la waydiiyana jeclaysan ayaa ku jawaabay asagoo hoos eegaya sxb xamar ayeey joogaan"
sxbkiis ayaa ku yir sxb abdulahi waxaa maalin hore wllshey aniso oo joogta sucuudiga ii shegatay in sahro ku xiran tahay riyaad mudo hal sano ahna xabsi ku jirto lacagna loo ururinayo si looga sii daayo xabsiga kadibna dalki loogu celiyo maxaad kala socotaa,

abdulahi ayaa ku jawaabay sxb wax kalama socodo aniga meshaan markaan imid nolol kele ayaan galay dadna ma woco wayadaan hadii aan wacana lacag baa li waydiinaya oo xitaa hooyo war kama hayo 8 sano sxb

sxbkiis ayaa ku jawabay sxb hooyo inaa wacdo ayaan ka codsanaya sahro alle ayeey lee dahay mana iga ahan xumaan si aad hooyo u xariiriso raadi hooyo oo manta la hadal "Abdulahi wuxuu markaas wacay  qof uu hayay lambarkiisa hooyana is lahaa waa ka heli doonta war bixin teeda iyo meel ay ku dan baysay Hooyo Qadiijo

Qofkii uu wacay wuxuu u sheegay in Hooyo xanuun san tahay ayna ku jirto kaam  qoxooti oo.ku yala ceelasha biyaha ayna haysan waxay cunto ama cabto dadka dariskaana u keenan waxay Quudato ayna jiifato buush ka samaaysan Baakado iyo Qoryo lisku xir xiray

nasiib wanaag wuxuu helay hooyo Qadiijo  markii ay codkiisa maqashayna waxaa soo dhaaftay ilmo ayadoo ceshan waysay oo dhahaysa hooyo abdulahi hooyo mcne ma fiicantay ma nooshahay hooyo wiilkaygii
waxayna illawday nolashii ay ku jirtay waxayna Dareentay farxad iyo Neecaaw qaboow

ogaaw aqriste in hooyo markasta kaaga naxariis badan tahay qof waliba markasta oo aad wacdo.ama.la hadashana ay farxayso

Hadii aad aqrisay la wadaag sxbadaa oo share dheh Qormadaan si dad kale u gaarto walal

Xariiiri Hooyo Hadii aad awoodo

W/Q Abdirizak Ali Hassan

No comments

7932686.txt

somali3.blogspot.com

Powered by Blogger.