Header Ads

Faa'idada Akhri qur'aanka



1- Quraanku wuxuu kordhiyaa Kalsoonida Addoon ka
uu ku qabo Allaah.

2- Qur’aanka laga Helaa Deganaansho iyo Xasilooni.

3- Quraanku wuxuu Xoojiyaa Xiriirka u Dhexeeya
Adoonka iyo Allaah.

4- Qur’aanku wuxuu Zuuliyaa (Fogeeyaa) Welwelka,
Walaaca iyo Ciriiriga Nafsadda.

5- Quraanka wuxuu Hagaajiyaa Xiriirka iyo la
Macaamilka ka Dhexeeya Qofka iyo Dadka kale ee ay
Nolol Wadaagga yihiin.

6- Quraanka wuxuu kordhiyaa Kalsoonida uu Qofku ku
qabo Naftiisa iyo Rumeynta Qaddarta Eebbe.

7- Quraanka wuxuu Qofka ka Difaacaa Weerarada uu
Shaydaanku ku haayo Qalbiga Bini’aadamka.

8- Quraanka Qofka Aqriya wuxuu u Markhaati kacaa
Maalinta Qiyaamaha.

9- Quraanka wuxuu Qalbiga ku Beeraa Farxad,
wuxuuna ka ilaaliyaa Xumaha oo dhan.

10- Quraanka waa Daawo iyo Naxriis.
(Alloow Qalbigeena Wehel uga dhig

No comments

7932686.txt

somali3.blogspot.com

Powered by Blogger.