Xaawa cusmaan(xaawa taako)
Baro Dalkaada iyo Dadkaad.
------------------------------------
Xaawa cusmaan(xaawa taako).
----------------------------------------
Xaawa Taako, waxa aay aheeyd gabar wadaniyad ah ee ka qeeyb qaadatay halgankii looga soo horjeeday gumeeystahii Talyaaniga ee koonfurta soomaaliya. Xaawo waxa gudaha soomaaliya looga arkaa geesiyad kaqeeyb qaadatay halgankii xornimada umada soomaaliyeed. Waxa aay ku dhalatay magaalada Muqdisho sanadkii 1925-kii.
1948-kii ayeey Xaawa taako ka qeeyb qaadatay kacdoon looga soo horjeeday booqasho aay Muqdisho ku imaaday wafdi kasocday afartii awoodood( Four power commission) ee waagaas loo xilsaaray maamulada dhulkii jarmalka iyo Austria laga qabsaday, kacdoonkaas ayeey xaawa Taako ku dhimatay, 1948-kii.
Geerida xaawa Taako waxa uu astaan u noqday midnimada umada soomaaliyeed, waxa kale ee uu halgankeedu dheeri galin u noqday ururkii SYL kuwaas oo guulo waaweeyn usoo hooyay umada soomaaliyeed.
1970-kii, xaawa Taako waxaa taalla looga taagay magaalada Muqdisho, si loogu Sharfo geesinimadeedii iyo sidii aay nafteeda ugu hurtay umada soomaaliyeed. Waxa sidoo kale ku yaalo dhamaan daafaha soomaaliya dugsiyo loogu magac-daray Xaawa Taako .
Xaawo Taako iyo Xasna Dhoore( oori/afadii sayid muxammad cabdulle xassan), waxa loo arkaa dumarka soomaaliyeed kuwooda ugu magaca weeyn ee halgankii xornimada umada soomaaliyeed kaqeyb qaatay.

Hargesa maa kanisad kutalaa
ReplyDeleteHargesa maa kanisad kutalaa
ReplyDelete