Aadan cabdulle cusmaan( aadan cadde),
Baro dalkaada iyo dadkaada.
--------------------------------------
Aadan cabdulle cusmaan( aadan cadde), waa madaxweynihii ugu horeeyay ee soomaaliya. waxa uu kudhashay degmada beledweyne ee gobolka hiiraan, 8 December, 1908-dii.
waxa uu 1944-kii ku biiray ururkii SYL. 1946-kii waxa loo magacaabay xoghayaha ururka ee magaalada beledweyne.
1 july, 1960-kii ayaa aadan cadde loo doortay madaxweeynihii jamhuuriyadi soomaaliyeed.10 june, 1967-dii ayuu xilka kadagay, kadib markii doorasho looga guuleeystay.
Eebe ha u na xariiste, aadan cadde, 8 June, 2007-dii ayuu ku dhintay magaalada Nairobi ee dalka kenya.

No comments