Header Ads

MACLUUMAAD KU SAABSAN DEGMADA GARASBAALEY

MACLUUMAAD KU SAABSAN DEGMADA GARASBAALEY.

Degmada garasbaaley waa Degmo ku taal Magaalada Muqdisho Xuduud La Leh Degmoyinka Hodon, Dayniile dharkenley iyo shabelaha hoose DEGMADA Garasbaaley  Waxey Ka Mid Tahay Dagmooyinka Ugu Dhulka Weyn Muqdisho Waxeyna Ka  Bilabata Ex kontorol Muqdisho ilaa kontarolka Sinka dheer e shabeelaha hoose.

Degmada Garasbaaley Waxaa Degaan ahaan U Dagto Besha Waceysle Cade Gaar ahan Beesha Cali Gaaf, DEGMADA Garasbaaley Taariikh ahan Xillige Dowladii Dhexe Ee kacaanka waxey ehed Qeeyb Ka tirsan Degmada hoodan, Cabirka Dhul ahan waa 15×20 Garas-baaley waxaa dhax marto Wadada Dheer Ee muqdisho Iyo Afgooye Isku Xirto DEGMADA Garasbaaley Waxaa ku yaalo Warshaado kuwii hore iyo kuwii Danbo Intaba Ah Waxaa Kamid ah , Warshadi OMADA Ee Cadceed Iyo Warshadi jilayga,  Kuwo Cusub Waxaa Ka Mid ah Warshada Galeyda Iyo Labo Suuq Ganacsi oo kala ah Suuqa Tabbelaha Sheekh Ibraahim Iyo Weydow.

Dhanka Wax Barashada DEGMADA Garasbaaley Waxaa Ku Yaalo Iskuulo Iyo Jaamacado Waxaa kamid Jamacadaha Ku Yaalo Benaadir University, Muqdisho University Iyo Jaamacadii Shabeelle, Waxan Leenahay dadka soomaaliyeed kusoo dhawaada DEGMADA Garasbaaley.

Fadlan Share garee

No comments

7932686.txt

somali3.blogspot.com

Powered by Blogger.