Header Ads

Kheyre siyaasiga kala tuurka

#Kheyre iyo Maryan Qaasim  waa is qabteen Marayan Qaasim waa tagtay.

Kheyre wuxuu qoonsaday Yusuf Garaad iyo Juxa ayagoo hurdaayeey tageen.

Kheyre iyoThabit  waa is qabteen, Thabit waa tagay.

Kheyre iyo Cosoble waa is qabteen Cosoble waa tagay.

Kheyre iyo Xaaf waa is qabteen Xaaf sii loo jiid jiidaaye waxaa laga keenay waa kar karay ee ii duceeya ugu dambeyntii qof un baa ducadiisa ala aqbalay Khere iyo Xaaf hada waa far iyo faraanti.

Kheyre iyo Shariif Xassan waa is qabteen sidii la isku jiid jiidaye ma aqaan waxa uu akhristaye ugu danbeyn waa la dhameeyay oo hada wadada ayuu ku soo dhacay.

Kheyre iyo Jawaari waa is qabteen  jawaari waxaa laga keenay Raisal wasaare kheyre waa nin fiican oo shaqo yaqaan ah oo dowladnimada jecel.

Ugu dambeyn hada wexey noqontaa in la galo wada hadal lagu dhameen doono Khilaafka kadibna eey noqon doonaan Far iyo faraanti.

Kheyre waa wiil hoog soo daahay.

#Like Saar haddi aad nagu raacsantahay.

👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍

#xigasho Maxamed Fanax

No comments

7932686.txt

somali3.blogspot.com

Powered by Blogger.