Header Ads

Maxaa laga dhaxli karaa isticmaalka badan ee #Internetka ?

Maxaa laga dhaxli karaa isticmaalka badan ee #Internetka ?

WHO waa hayaddda ku shaqa leh cafimaadka aduunka waxay soo bandhigtay cilmi baaris lagu sameyey mobiladda internetka leh ee dadka sida saaidka u isticmaalo waxay sheegtay in laga dhaxli karo cuduro badan iyo kuwa aad dareemi karto xiliga aad isticmaaleysid

Hadaba waxaan ku hormareynaa cudurada laga dhaxli karo isticmaalka saaidka ah ee mobilka , kadibna waxaan soo bandhigeyaan calamadaha lagu garto xiliyada aad isticmaaleysid telphonkada gacanta.

Cudurada laga dhaxkaro waxaa kamid ah

- Mobilada waxaa ku jira maado radiation ah kaas oo qofka ku sababi karo in u ku dhaco #Cancerka maskaxda kaas oo sabab u ah ku hadalka badan.

-warbixinta WHO waxay sheegaysaa mobilka oo aad loo isticmaalo ama aad loo fiirsho xiliyo badan wali dhanka habeenkii markii la sii seexanayo in u leyahay #indhobeel

-isticmaalka saaidka ah ee mobilka qofka wuxuu dhaxal siyaa wal wal iyo in u wax ka maqan yahay markasta asgoo raadineya mobilkiisa taasi waxay ku micneyeen addicted sida drugadda oo kale.

Hadaba calaamadha lagu garto in aan ku dhiban tahay mobilka waxaa kamid ah

1- in u suulka ku xanuun
2-in indhaha ku xanuuna wali qeybta danbe ee murqaha danbe ee isha
3-inaad daal badan dareentid xili kasta
4- in ay hurddq ku kugu yartahay
5 - walwal joogta ah hadii aad qof fariin u dirtid kadibna usan ku soo jawaabin taasi waxay kugu abuuri kartaa in aad u jirato maskax ahaan

Sidee ayaad u jooji kartaa ama ugu hortagi kartaa isticmaalka badan ee telphonka taas oo aad ka dhaxli karto dhibaatoyin caaqib xumo leh

-xiliga habeenkii isga dami mobilka
-xili hore seexo
-jadwal u sameyso isticmaalka mobilka
-iska jooji isticmaalka badan ee social media
-haraadin comment iyo like in aad sawirkada ku heshid
-qof hadii u ka soo cayo socialmedia ha u jaawibin tos in aad tahay qof ka sareeyo

W/Q Dr. Cadceed

No comments

7932686.txt

somali3.blogspot.com

Powered by Blogger.