Qisadan ku dhacday samafale sh makkaawi oo dil toogasho dulmi ah lagu xukumay
Qisadan ku dhacday samafale sh makkaawi oo dil toogasho dulmi ah lagu xukumay ????,,, m.
..........................................
sanadkii 1997 ayaa nin lagu magcaabo cilmi cabdi tuur wuxuu dil toogasho ku dilay marxuum gobdoon yuusuf axmed oo ahaa sh makkaawi aabihiis gudaha magaalada bosaso kadib waa lasoo qabtay gacan ku dhiig lihii waxaana lagu xukumay dil toogasho kadib markii gacan ku dhiig lihii lagu wareeji yay reer gobdoon oo uu aba hood dilay...waxaa cafis u fidi yay
Marxuumkii ladilay aabihiis
Oo lagu magcaabo sh yuusuf axmed.. kadibna. Waxaa lagu heshiiyay in mag laqaato laguna bixiyo
Mudda halsano ah guda heed ...intaas kadib reer kii Magta lagu xukumay waxay bixiyeen jifidii oo 33 halaad iyo gabar godob reeb ah ..67 kii halaad ee baaqiga ahaana waxay balan qaa deen in ay bixin doonaan 6 bilood kadib
Kadib waxaa dhacday in ay 67 kii halaad ay bixin waa yeen lagana suga yay muddo ku dhaw 20 sano
Intaas kadib wiilashii aabahood ladilay mid ka mid ahaa oo 7 jir ahaa markii uu
Aabihiis dhintay ayaa wuxuu dal baday in mag tii aabihiis baaqi gii u dhinnaa
Ee 67 ka halaad ahaa in si
Deg deg ah uu u helo maa daama 20 sano laga la raagay magtii aabihiis
Intaas kadib reer kii magta lagu lahaa si cad ayay u diideen in ay 67 kii halaad
Iska bixi yaan kadib wiilkii
Aabihiis ladilay oo lagu mag caabo c/fataax gobdoon ayaa wuxuu aanadii aabi hiis u dilay wiil uu adeer u yahay ninkii
Aabihiis dilay oo lagu magaabo. Cabdi kariin. Maxamuud...xasan wuxuuna ku dilay isla magaalada...bosaso...17/72016... kadibna..wuu..baxsaday gacan ku dhiigle cabdi fataax gobdoon !!!!!!!!
Intaas kadib waxaa si kadis ah ay max kamadda
Gobolka bari ay dil toogasho
Ku xukuntay 5 qof oo ah familkii horay aaba hood loo dilay iyagoo lagu ee dee yay in ay walaal kood
La o gaa yeen aar sashada
Uu aaba hood u gu aaray
Waxaa na ka mid ah 5 qof
Ee dilka lagu xuku may
Samafale sh shamsudiin
Makkaawi oo ah nin caan ah oo ku caan baxay dacwada diinta is laamka iyo u gar gaarista danyarta
Intaas kadib sh shamsudiin makkaawi wuxuu sheegay
In uusan waxba ka ogeen
Falkaas walaal kii gays tay
Xukun ka lagu xuku mayna
Ee toogasha da ah na uu yahay dulmi cad oo aano ah uuna soo aaba bulay xildhibaan cabdirashiid maxamuud xasan oo ah wiilka dhintay walaal kii
Fadlan ka qayb qaado difaaca sh makkaawi oo xaq ugu hiili haddii la dulmay siina share garee
No comments