Header Ads

Macno masameyneyso gobolka aad ku dhalatay!!!!!!

Macno masameyneyso gobolka aad ku dhalatay!!!!!!

Hadalka dhawaan kasoo yeeray mudane c.raxmaan c.shakuur oo ay dadka qaar sikale ey ufasirteen micnahiisa aan idin sheego.

Hadalkaas ma eheen mid qof gaar ah ama beel gaar ah lagu faquuqaayay lkn Hadalka ayaa ahaa mid sax ah waayo hadaan nahay somali qabiil ayaan wax kuqeybsanaa magaalo walbana qabiil ayaa u badan.

Muqdishana waxa u badan waa beelweynta hawiye ''marka horaa loo yiri biyo kaa badan wey ku qaadan''

Hadalka sidaan u fahmay ayaa ah in uu ula
jeedo muqdisho waxaa ku badan tolkeyga hadana anigii ayaa laigu sii dulmiyay sidaas oo ay tahayna wali waxaan wax kuraadinayaa wadada sharciga ah.

Marka qofkaas qof xun maahan ee dulmiga hala daayo somaliweyn.

No comments

7932686.txt

somali3.blogspot.com

Powered by Blogger.