Muxammad xaaji ibraahim cigaal.
Baro Dalkaada iyo Dadkaada.
---------------------------------------
Muxammad xaaji ibraahim cigaal.
-------------------------------------------
Cigaal waxa uu ahaay siyaasi caan ka aha guud ahaan gayiga soomaaliyeed. Waxa uu soo noqday raisulwasaarihii soomaaliya intii u dhexeeysay 1967-1969-kii, waxa kale ee uu soo noqday wasiirkii difaaca ee soomaaliya, Sifiirkii Hindiya iyo Madaxweynahii Somaliland(1993-2002). Cigaal waxa uu ka mid ahaay siyaasiyiinta Soomaalida ugu caansan, haduuba kow aheeyn.
Cigaal waxa uu 1928-kii kudhashay degmada Oodweeyne ee gobolka Togdheer,taas oo hoos tagi jirtay maxmiyadii Ingiriiska ee dhulkii soomaaliyeed(British somaliland protactorate).
Eebe ha u naxariistii, cigaal waxa uu kudhintay cusbital/isbital military ee ku yaal pretoria-south africa sanadii 2002-dii.

No comments