Header Ads

Jirooyinka qaadka cunista laga dhexlo

Jirooyinka qaadka
-----------------------------

Hadii aad loo raaco buugaagta qaadka ka hadasha waxay kusoo uruuriyaan jirooyinka uu qaadku sababo ama uu kordhiyo sidaan

▪ gastric  oo ay sababto maadada tannins waana maado wax toobta xisadeeda qaaadkuna waa 7-14%

▪ Mushkilado jinsiyadeed sexual problems reduce sexual drive

▪ Wadne xanuun

▪ Kalyo xanuun (kidney disease )

▪ Cunto xumi iyo Cunto diido

▪ Calool istaag (constipation) ay ka dhalan karto baabasiir

▪ Hurdo xumo (sleeping disorder)

▪ Neerfa kicin gaar ahaan habdhiska dareenwadka dhaxe

▪ Hadal tiro badan iyo rayrayn aan meel jirin

▪ Cirrid barar jiradan waxaa lagu arkay dadka qaadka cuna 35% kuwa aan cunina qaadkana 8%

▪ Calool xanuun

▪ Af-qaleyl (dress of the mouth)

▪ Haraad 《Oon ama asqo badan 》

▪ Kaadi ku gadhag (inhibition of micturition )

▪ Kaadi aan xad lahayn oo kadhalata cabida badan ee qaadka lasocta

▪ Dhiig kar ( elevation blood pressure )

▪ Jir kuleyl iyo dhidid joogta ah

▪ Khalkhal ku dhaca nidaamka dheefshiidka cuntada

▪ Dulin (parasites) noole ku dul nool noole kale iyo kordhinta  cudurka afka ku dhaca (co -factor  in oral disease )

▪ Ilko jajabin

▪ Cudurada beerka sida beerka oo duduma ama beer weynaad

▪ Baahinta sida Cudurada 《qaaxada T-B 》

Madax wareer (headache)  joogta ah

▪ Raaxo la'aan

Himo kicin ( restlessness)

▪ Xanuun nafsi ah (psychological disease )

▪Dhiig yaraad enima

No comments

7932686.txt

somali3.blogspot.com

Powered by Blogger.