Header Ads

Talooyin caafimaad oo muhiim ah :

Talooyin caafimaad oo muhiim ah :

1-aad, ha cabbin SHAAH cutada kadib. Maxaa yeelay? Shaahu wuxu leeyahay Aysidh (acidic). Markaa haddii shaaha la cabbo cuntada dabadeed, waxaa dhacda in Borotiinka (proteins) aynu quudanno uu ku dhib ku noqdo dheefshiidka, waayo Borotiinka ayaa noqda mid qallafsan oo adag. Sida awgeed waxa wacan in ugu yaraan saacad cuntada kadib shaaha la cabbo.

2-markii aad dawo soo gadatid fadlan marka kowaad fiiri date/taariikhda uu soo baxay iyo taariikhda uu dhacaayo waayo dawooyinka soomaaliya lakeeno 30% waa dawo dhacday.

3-fadlan hamarsan rooseyto bushimaha ama afka waayo boqolkiiba lixdan waxaa laga sameeyay kimiko laga qaado cudurka kansarka

4-meel mugdi ah haku isticmaalin waayo shucaaca indhahaada iyo waxaa is qabanaya shucaaca mobile ka halkaasna waxaa kadhalanaya indho beel.

5-markii aad suuliga ama musqusha kaleyso kahor gal lugtaada bidix waayo waa sunihii nabigeena muxamad scw..fadlan walaal marwalba fb keyga kala soco post aad kuu anfacaya noloshaadana badalaya.fadlan walaal hadaad akhrisay like saar

(FADLAN WALAAL ADIGOO MAHADSAN SHARE DHEH OO LAWADAAG WALAALAHA KALE SI AY UAKHRISTAAN TALOOYINKAN )

Qore: Cabdiraxmaan Ciro

No comments

7932686.txt

somali3.blogspot.com

Powered by Blogger.