QISO CAJIIB AH !!
QISO CAJIIB AH !!
Wiil ayaa guri waxa uu kula noolaa hooyadiis aabihiina wuu dhintay wiilkii markii uu weynaaday ayuu waxa uu guursaday gabar.
Wiilkii markii uu aroostay caruur badana ay udhasheen ayuu ilaabay hooyadiis waxana uu uga yimi gurigii markii uu hilmamay ayuu habeen habeenada kamida waxa uu kuriyooday wiilkii labo nin oo mid leeyahay waryaa"waligaa hooyadaa ilaali waayo hooyo lama helo hadii ay kuu nooshahay waa fursad ee lugaha kudheg oo kaduceyso una shaqey intaad nooshahay.
Wiilkii intuu hurdadii kabooday ayuu soo xusuustay hooyadii oo uu ilaabay guri kalena kunool wiilkii intuu kusoo orday ayuu lugaha kudhegay isaga oo ooyaya ayuu kuyiri hooyo iga raali noqo waxa aan kaa galay khalad weyn waayo waan ku ilaabay.
Wiilkii waxa uu hooyadii usoo kaxeeyay gurigiisa waxana uu dejiyay qol labo bilood kadib hooyadii ayaa dhimatay balse waxa ay uqodhay warqad waxana kuqornaa"hooyo waad Mahadsantahay intii aad ila joogtay waxaana kuugu duceynayaa inuu illaahay janada kuugu bishaareeyo hooyo waligaa ahow baari caruurtaada iyo xaaskaaga haku oran hadal xun ilaali sidii aan kuusoo ilaalin jiray illaahay janada hanaku kulmiyo,wiilkii waxa uu qaatay taladii sidiina ayuu yeelay.{illaahow hooyo janatul fardowsa kawaraabi}. fadlan walaal hadaad akhrisay like saar soona qor aamiin
(FADLAN WALAAL ADIGOO MAHADSAN SHARE DHEH OO LAWADAAG WALAALAHA KALE SI AY UGU CIRO QAATAAN )
Qore: Cabdiraxmaan Ciro
No comments