Ereyo jeceel oo macaan
Qof walbo aan isku dayo inaan la Hadlo iyadaan Moodaa.
Ma-aqaano sababta aad iyo aad ayaan kuu Jeclahay.
Waqti walbo adigaan kaafakaraa Dadku way ila yaabaan waqtigaan adiga kaa fakaraayo!!
Farxadeydiyey aniga waan ku Jeclahay waxaan kuu Jeclahay sida aad u Jeceshahay Nafsadaada oo kale.
iftiinkii nolosheyda ayaad tahay Adiga Murugteyda ah adiga Farxadeydii ah Xanaaqeyga Raali ahaanshisiisa waa adiga.
Jiradeyda Adigaa Daawo u ah waxaan u Noolahay Adiga dartaada.
Qaaliyey Nolasha waa Qaali Da`duna waa siidii Ubixii oo kale Nolashaan ad u jeedo waa Maalmo kooban.
Jaceylkana waa hal mar ixasuuso Marwalbo haddaan ahay qof la Xasuusto.
aad ayan kugu xiisay marwalbo waxaan hamiyaa inaan noqdo ilin ka dhalata indhahaaga kuna noolaado Dhaforkaaga korkiisa, kuna dhinto Bishimahaaga Korkooda.
waan ku Jeclahay adigoo ii dhow waan ku Jeclahay adigoo iga fog intaba adigaan ku jeclahay .
aad iyo aad ayaan kuu Jeclahay waa tahay Nolasheyda iyo QalbigeygaGaclisadeydiyey adiga waxaa tahay Jaceylkeyga ugu horeeyey ugana dambeeyay.
waqti walbo xagaagi ayaan ahay Gacalisadeydiyey Hadaadan adiga ila joogin wax farxad ah ma sameeyi.
waligeyga kuma ilobi doono Maalin walbo iyo Saacad walbo ilaa ay geerida iga timaadoGacaliso Nolal ma jirto adiga la`aantaada Qof ma jiro aan nolasheyda ku aamini karo ilaan adiga ka aheyn.
waxaa tahay Qalbigeyga iyo Nolashyeyda Ha igu kalifin inaan u dhinto Jaceylkaaga Dartiisa.
No comments