Sixur ah unoolow
Si xur ah udhimo intaan dhiman laheed Adigoo filaynin dhalinyaro qof Dan idinka
leh majiro wadankaan idinkaa iska leh ee kaca oo wax qabsada wadankiina hormariya oo ehelkiina badbaadiya maanta way yaryihiin inta qof ee ku hamineysa inay wadankooda wax uqabtaan intaas haday isku timaado oo ay qorsho sameystaan waa hubaal inay guuleysanayaan.
Qof walba waalid ayuu leeyahay walaal ayuu leeyahay ehel ayuu leeyahay wax ka xunun badan majirto geerida waalidkaaka inaad maqasho ama qof ehelkaaka wlh waa xanuun.
Ogow hadaad adiga Farxad heysato in qof kale uu murug iyo Ciil meel lajiifo
Ogow in qoys saakay faraxsanaa in hada aysan faraxsaneen oo ay tacsi utaalo.
Xaalku mafiicna maanta waxaad meqleysaa hibil ayaa ku dhintay qaraxii maanta dhacay qofkaas ku dhintay qaraxa waa qof lajeclaa oo lahaa hooyo iyo aabo waxay ku Rajo weynaayeen inay arkaan wiilkooda ubadka uu dhalay ama wiilkooda hormarka uu gaaray.
Maanta wax ka xun majiraan ubadka aad dhashay inaad gacantaada ku duugto waa Ciil iyo calool xumo inkastoo ay yihiin wax qoran lkn waa arin xanuun badan waxaan dareemi kara qofkii ay ku dhacday.
Waxii maanta dhacay waa wax laga xumaado ogow hadanan laga hortagin inay dhacayso arinkii maanta mid kaweeyn ogow in barito aad adiga ku xigto oo aad sixun udhimaneyso.
Qof walba wuu dhimanayaa lkn geerida way Kala fiicantahay dhalinyaro maanta is xureeyo oo qarankiina wax uqabta si ubadkiina barito ay ugu noolaadaan mustaqbal wanaagsan.
Wadan walba waxaa hormariya dadkiisa lkn wadankeena dadkiisa waa dad aanan is jecleen marka laga reebo dhalanyarada ayaa is jeceel oo aan is faquuqin maanta wadanka waxaa hormarin kara waa dhalinyaro sida wadamadaan hormaray oo kale waxaa kadhigi kara waa dhalinyaro.
Dhalinyaro kaca maalin walba yuusan mid idinka mid ah maalaayacnii ku dhimanin gacmaha is qabsada gacmo siwadajir Ayay wax ku gooyaan is taageera oo isku Tashta .
Somaliweyn guul
AK2060
ShareSi xur ah udhimo intaan dhiman laheed Adigoo filaynin dhalinyaro qof Dan idinka leh majiro wadankaan idinkaa iska leh ee kaca oo wax qabsada wadankiina hormariya oo ehelkiina badbaadiya maanta way yaryihiin inta qof ee ku hamineysa inay wadankooda wax uqabtaan intaas haday isku timaado oo ay qorsho sameystaan waa hubaal inay guuleysanayaan.
Qof walba waalid ayuu leeyahay walaal ayuu leeyahay ehel ayuu leeyahay wax ka xunun badan majirto geerida waalidkaaka inaad maqasho ama qof ehelkaaka wlh waa xanuun.
Ogow hadaad adiga Farxad heysato in qof kale uu murug iyo Ciil meel lajiifo
Ogow in qoys saakay faraxsanaa in hada aysan faraxsaneen oo ay tacsi utaalo.
Xaalku mafiicna maanta waxaad meqleysaa hibil ayaa ku dhintay qaraxii maanta dhacay qofkaas ku dhintay qaraxa waa qof lajeclaa oo lahaa hooyo iyo aabo waxay ku Rajo weynaayeen inay arkaan wiilkooda ubadka uu dhalay ama wiilkooda hormarka uu gaaray.
Maanta wax ka xun majiraan ubadka aad dhashay inaad gacantaada ku duugto waa Ciil iyo calool xumo inkastoo ay yihiin wax qoran lkn waa arin xanuun badan waxaan dareemi kara qofkii ay ku dhacday.
Waxii maanta dhacay waa wax laga xumaado ogow hadanan laga hortagin inay dhacayso arinkii maanta mid kaweeyn ogow in barito aad adiga ku xigto oo aad sixun udhimaneyso.
Qof walba wuu dhimanayaa lkn geerida way Kala fiicantahay dhalinyaro maanta is xureeyo oo qarankiina wax uqabta si ubadkiina barito ay ugu noolaadaan mustaqbal wanaagsan.
Wadan walba waxaa hormariya dadkiisa lkn wadankeena dadkiisa waa dad aanan is jecleen marka laga reebo dhalanyarada ayaa is jeceel oo aan is faquuqin maanta wadanka waxaa hormarin kara waa dhalinyaro sida wadamadaan hormaray oo kale waxaa kadhigi kara waa dhalinyaro.
Dhalinyaro kaca maalin walba yuusan mid idinka mid ah maalaayacnii ku dhimanin gacmaha is qabsada gacmo siwadajir Ayay wax ku gooyaan is taageera oo isku Tashta .
Somaliweyn weyn guul
X/Q: SOMWEC
Share
No comments