Fariintan aday kugu socotaa ee sii gudbi Adna ka tigtoonaw Walaashay ilaahay ka baq
Fariintan aday kugu socotaa ee sii gudbi Adna ka tigtoonaw Walaashay ilaahay ka baq
----------------------------------------------------------
Rasuulku wuxuu yiri SCW waxaan ka murugaysanahay gabdho gadaal iman doona iyagoo luquntooda la arkayo, timahooda la arkaayo, gacmahooda la arkaayo, gaadho noocaas ayaa iman doona ayuu rasuulka yiri SCW
Way ii sheen oo xaqay ka leexdiin dadkiina xaqay ka leexinayaan gabdhaha noocaas ah xaqa haloo sheego haday diidaana hala nacdalo
Janada ilaahay inay galaan iska dhaafe walaahi carafteeda xataa inayna helaynin
500 oo sano meel loo socdo ayaa janada carafteeda laga helaa
Rasuulku wuxuu yiri SCW silsaladooyin 70 dhudhun ah oo dhudhunka malaga ah. oo naarta laga soo bixiyay ayaan arki doonaa iyagoo afka laga galiyay gadaalna looga soo bixiyay malaa'igta ay jiidayaan cadaabkana loo sii wado
way ii qaylinayaa ( yaa muxamed ) (yaa muxamed) ayay I dhihi doonaan intaan gadaal u fiirayo ayaan leeyahay ha ila hadlina diinta waan idin soo gaadhsiiyaye, ha ila hadlina waan idiin sheegay xaqee
Waxaan arki doonaa iyagoo darkayga agtiisa jooga oo la jiidayo oo hasha baadida ah markay geela kale soo dhexgasho sida looga dhex saaro oo kale looga saarayo .
Walaashay hadaad tahay umatu muxamed xaqiiqa ah ilaahay ka baq jidhkaaga astur lugtaada yaan la arkin qaybaha rabi diiday oo dhan astur Gurigaaga markaad joogto waxaad doonto samee hadayna rag ajaanib ah kula joogin
Lkn markuu rag ajaanib ah kula joogo habanaynin ilaa intuu ilaahay kuu ogolaaday mooyee
Hadii kale waxaa raashin kuu noqon doona naagaha xijaabka ka tagay ee naarta la galiyay xubinkooda tartanka ah
dhiicaanka ka yimaada ayaa lagu cabsiin doonaa
Waxaana lagu siin doonaa raashin dhuunta kuu istaagaya marka aad biyo ubaahatana waxaa lagu siin doonaa biyo kulul oo xamiim lagu magacaabo
midhicirkooda ayaa googi naarta ayuu kusoo daadan Kadibna naarta ayaa cuni markasta oo maqaarkoodu gabto maqaar cusub ayaa loogu badali
si ay cadaabka u dhadhamiyaan
Sidaad jidhkaaga u dabooli wayday ayuu ilaahay cadaabka kuugu dabooli
Sidaad ilaahay aayadihiisa u nacday ayay janadu kuu nacaysaa
Saad shayaadiintu amarkooda u jeclaatay ayay naartu kuu jeclaanaysaa
Fadlan adoo mahadsan sii share garee gaadhsiina qof walba oo muslim ah waadna mahadsantahay
No comments