Maskaxad rag iyo dumarka ma isku midbaa
Maskaxad rag iyo dumarka ma isku midbaa ?
Psychologyka waxay isku waa faqeen maskaxada raga iyo dumarka in u farqi u dhaxeeyo meelna ay iska mid yihin
Tusaalo Ninka haduu u rabo in u go,aan qaato wuxuu ku garaa durba halka gabdha meelo badan ka fiiriso oo ay la tashi badan ka gasho sidoo kale gabdhu go,aankeeda waxaa ku weheliya dad kale halka ninka go,aankisa cad yahay.
Tusaalo kale hadii u ninka xanaaqo wuxuu jecelyahay in u kiligiis noqdo oo nafsi helo waxaa daliili u ah markii ay xaaskiisa is qabtaan ama u xanaaqo wuxuu jeclahay in u ka guuro sariirta oo u qol isku soo xiro ama guriga ka tago.
Halka gabadhu jeceshay in ay la hadasho oo ku nafasto ninkeeda hadii u qalad jirana isla markiiba la saxo lakiin ninku wuxuu jecelyahay in u gadaal ka saxo kana wada hadlaan qaladkii jiray.
Sidoo kale kobcinta maskaxada (cafimaadka) waxaa la ogaaday dumarka in ay ku fiican yihin waxaana ka mid ah in aysan qarsan kareynin streeska aygoo raadiya meel ay ku nafisaan (Relieve stress) halka ninka qarsado carada iyo stresska kaas oo ugu danbeyn xanuuno halis ah ku rida sida Stroke oo ah i dhiig madax ku furmo iyo xanuunada wadnaha xanuun.
Waxaa la ogaaday aqliga iyo mufikarka in ay ku fiican yahay raga waxaana taasi daliil u noqtay dunida hadii dib loo raaco waxaa sameyn ku leh rag bal dib u fiiri waxyabaha la curiyey iyo cilmiga manta la isticmaalyo waxay ka soo maaxteyn rag.
W/Q Dr.cadceed
No comments