Header Ads

SOOYAALKA QURXOON EE SOMALIA: XAQIIQOOYIN UUSAN CAALAMKU INTA BADAN OGAYN

SOOYAALKA QURXOON EE SOMALIA: XAQIIQOOYIN UUSAN CAALAMKU INTA BADAN OGAYN
---------------------------------------------------------------
1. Ma ogtahay inuu insaanku caga dhigtay Somalia 9000 sano Nabi Ciise (CS) ka hor.

2. Ma ogtahay inay Soomaalidu ahaayeen dadkii ugu horreeyay ee geel dhaqashada bilaabay sanadkii 3000 (CH).

3. Ma ogtahay in qoraallo laga helay godad ku yaalla Somalia aan weli tarjumaad loo helin.

4. Ma ogtahay in Saldanadihii Adal iyo Ujuuraanku ay dhulalka barakaysan ee Islaamka ka difaaceen Mucatab ku dirirkii Portuguese-ka.

5. Ma ogtahay in Sakada Somalia 150 sano ka hor ay Soomaalidu siin jirtey Jasiiradda Carabta (Khaliijka).

6. Ma ogtahay in Somalia ay marasheeyn jirtey Kacbada Ilaahay. Yacni waxay iibin jirtey marada madoow ee lagu daboolo Xajarul Aswadka).

7. Ma ogtahay in Saldanaddii Ahmad ibn Ibrahim al-Ghazi (Gureey) ee Somalia ay dishey Christopher oo ahaa wiilkii bad-mareenkii reer Portuguese ee Vascoda Gamma.

8. Ma ogtahay in Saldanadda Cumaan ay lacag canshuur ah siin jirtey Suldaan Ahmed bin Yusuf oo Somalia ka talinayay.

9. Ma ogtahay in markii ugu horreeysey ee ay Portuguese-ku adeegsadeen hub ay u isticmaaleen Somalia. Saldanaddii Cadal ama Adal.

10. Ma ogtahay in Boqortooyadii British-ku ay markii ugu horreeysey ee ay dayuurad Afrika ku duqeeyeen ay ku garaaceen Taleex, Somalia.

11. Ma ogtahay in Somalia ay leedahay xeebta ugu dheer Afrika.

12. Ma ogtahay in Somalia ay iska caabbisay Boqortooyooyinkii ugu xoogganaa xilligooda sida Portugal. France. Britain. Italy. Abyssinia).

13. Ma ogtahay in Somalia ay ceegaagaan kayd badan oo saliid iyo gaas ah.

14. Ma ogtahay in Somalia ay ku fadhido qaar ka mid ah macaadinta ugu qaalisan sida birta, dahabka, steel. Copper. Aluminum. Tin. Enrichment iyo dhagxaan qaali ah.

15 - Ma ogtahay in Amxaaro markii ugu horreeysey ee ay Somalia kusoo rogaal celiso ay ahayd kaddib bilowgii qarniga 19-aad waxaana ugu wacnaa reer Galbeedka oo Islaamka jebiyay,a iyadoo kahor ay gacanta sare lahayd Soomaalidu.

Adigoo taariikhdaas leh ma aha inaad u hogato dadka shalay yimid ama aad sheegato umado aad ka ilbaxsanayd.

Waxaa Tarjumey; Maxamed Xaaji

FADLAN SHARE dheh.

حقائق يجهلها العالم عن الصومال,

1. هل تعلم إن قدم الإنسان وطأت الصومال قبل 9000 سنة قبل الميلاد.
2. هل تعلم أن الصوماليين القدماء أول من قام بتربية الجمال واستئناسهم سنة 3000 قبل الميلاد.
3. هل تعلم أن النقوش والكتابات اللتي وجدت في كهوف الصومال لم يستطع العلماء من ترجمتها حتى الآن.
4. هل تعلم أن سلطنة عدل ومملكة اجوران الصومالية قامت بحماية المقدسات الإسلامية والتصدي للغزو الصليبي البرتغالي.
5. هل تعلم أن زكاة الصومال قبل 150 سنة كانت تذهب لشبه الجزيرة العربية.
6. هل تعلم أن الصومال قامت بكسوة بيت الله الحرام ( الكعبة)
7. هل تعلم أن السلطان أحمد بن إبراهيم الغازي الصومالي قام بقتل كريستوفر إبن الرحال البرتغالي فاسكودي جاما.
8. هل تعلم أن سلاطين عمان كانوا يدفعون الجزية للسلطان أحمد بن يوسف الصومالي.
9. هل تعلم أن البرتغاليين اول مرة استخدموا فيها الأسلحة النارية كانت ضد الصومال. (سلطنة عدل)
10. هل تعلم أن الإمبراطورية البريطانية أول مرة استخدمت فيها الطيران الحربي كان ضد الصومال حيث قامت بقصف (تليح).
11. هل تعلم أن الصومال تملك أطول ساحل بحري في قارة أفريقيا .
12. هل تعلم ان الصومال قاومت أقوى أمبراطوريات ودول العالم ( البرتغال. فرنسا. بريطانيا. إيطاليا. الحبشة).
13. هل تعلم أن الصومال تملك احتياط هائل من النفط والغاز .
14. هل تعلم أن الصومال تملك أغلى المعادن ( الحديد والصلب. النحاس. الألمنيوم. القصدير. اليورانيوم. الذهب والأحجار الكريمة).

No comments

7932686.txt

somali3.blogspot.com

Powered by Blogger.