Mooshin kale oo ay taageereysa dowlad ah
Mooshin. Mooshin. Mooshin. Mooshin
Warbaahinta Imaaraadka Carabta ayaa xaqiijisay in dowlada imaaraadka ay malaayiin dollar ku bixisay sidii mooshin looga keeni lahaa dowlada Farmaajo.
Mooshin Mooshin Mooshin ayaa si weyn looga hadal hayyaa gudaha golaha shacabka ee barlamaanka somaliya.
Waxaa si rasmi ah loo gudbiyay mooshin ka dhan ah Madaxweynaha dowlada Federaalka Somaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo.
Xaalada ma ahan mid sahlan. Xildhibaano is aruursaday ayaa fududeynaya mooshinka.
Sababta waxey salka ku heeysaa in Somaliya ay dhexdhexaad ka noqotay xiisada u dhaxeeysa Qadar iyo Sacuudiga/Imaaraadka.
Sidee u aragtaa Mooshinka cusub ee imaaraadka uu garwadeen ka yahay?
No comments