Sheeko:Ninkayga Wuxu I DhahaY Guriga Haka Bixin
Sheeko:Ninkayga Wuxu I DhahaY Guriga Haka Bixin!!.
Xiligii Rasuulka Salallaahu Caleyhi Wasalam Waxa Jiray Nin Ka Mid Aha Asxaabta Wuxu Qabay Xaas, Maalin Ka Mid Ah Maalmaha Wuxu Yiri::"Gacaliso Waxan Aadaya Safar Ilaa Aan Ka Soo Laabto Safarkayga Guriga Haka Bixin,Wax Kasta oo Aad Banaanka Ka Rabtay Waxan Ku Keenay Gurigaga" Gabadhii Waxay uGu Jawabtay Haye Galiye Ma Baxaayo Ilaa Aad Ka Soo Nabad NoQoGo In Sha Allaah,
Gabadhii Iyado Raacayso Hadalkii Ninkeeda Ayay Albaabka Dhaxda Ka Xeratay Markuu Baxay Kadib Waxayna Iska Jogtay Gurigeeda,Maalin Ayaa Waxa Albaabka u Soo Gaaracay Qof, Waxay Tiri::Waaayo Qofka Albaabka Gaaraaca ? Wuxu Yiri::Waa Wlaalka Hebel! Kadib Waay Ka Furtay Walalkeed Waayna Sheekaysten,Is Wareysi Kadib Wuxu Yiri::Abaayo Aabe Ayaa Ku Soo Salaamayay Wuxuna Yiri Waxan Raba in Ay ii Imaado Gabadhayda!
Waxay Tiri::Aboowe Aabe Salan Iga Gaarsii una Sheeg In Aan Aad uGu Xiisay,Marka Xigtana Aboow Ninkayga Wuxu Yiri::Guriga Haka Bixin Ilaa Aan Safarka Ka Imaado...!!.
Wiilkii Walalkeed Aha Wuxu Yiri::Lkn Waxa Rabo In Aad Soo BooQato Waa Aabaha Waxana u LeedahaY Xaq In Aad BooQato Aabaha, Waxay Tiri::Aboowe Kama Bixi Karo Guriga Amar La'Aanta Ninkayga!! Asiga Ayaana i DhahaY Banaanka Ha u Bixin Ilaa Aan kuu Imaado,
Wiilkii Walalked Aha Wuxu Yiri::Abaayo Arinka Dhabta Ah Ee Uu Aabe u Doonayo In uu ku Arko Wax Kale Ma Ahane Wuu Xanuunsan YahaY Wuxuna Raba In uu Ku Arko! Gabadhi Waxay Warqad u Dirtay Nabiga Salallaahu Caleyhi Wasalam oo Ay LeedahaY Ma Soo BooQon Kara Aabahay Iyado Ninkayga Sidaas i DhahaY ? Lkn Nabiga Salallaahy Caleyhi Waslaam Wuxu Yiri::《Jog Oo Qaado Amarka Ninkaga》
Maalmo Kadib Ayuu Ku Soo NoQday Walalkeed Wuxuna Yiri::Aabe Waxa Saaran Xanuunkii Geerida (Sakaraad) Wuxuna Doonaya In uu Mar un Ku Arko Inta Uusan Dhiman Ka Hor Ee Abaayo Na Keen..Waxay Tiri::Aboowe Ma Bixi Karo Lkn Sug Nabiga Salallaahu Caleyhi Waslaan ayaan Warqad u Diraya, Waxay Tiri::Rasuulkii Allow Ninkayga Safar Ayuu Jira, Wuxuna DhahaY Albaabka Haka Bixin Ilee Aan Imaado,Aabahayna Waa Sakaraad Maxan Sameeya ?
Nabiga Salallaahu Caleyhi Wasalam Wuxu uGu Soo Jawabay Jog Gurigaga oo Fuli Balantii Ninkaga uu kugula Labalamay In Aadan Guriga Ka Baxayn,.
Saacado Kadib Waxa u Soo Laabtay Walalkeed Gabadha Asigo Leh Abaayo Aabe Wuu Dhintay Alle ha u Naxariisto,Intu Nolal Wuxu Rabay In uu Mar un ku Arko Mana aysan Dhicin Ee Kaalay Hada Nagala Qeyb Qaado Aaskiisa Janasada, Gabadha Aad Ayay u Murugootay Waa oysay Ilaa Ilinta Ay Qarisay Wajigeedan,Waxayna Warqad u Dirtay Rasuulka Salallaahu Caleyhi Wasalam Sidii Hore Si La Mid Ah, Nabiga Sidii Hore un Camal Ayuu uGu Soo Jawabay, Iyadana gurigeeda ayay Iska Jogtay Iyado Murugaysan..
Nabiga Salallaahu Caleyhi Waslaam Wuxu ku Yiri::《Gurigaga Joog Sababto Ah Waxa Ii Imaaday Malaku Jibriil Wuxuna Yiri::Gabadha Aabaheed Waa Ahlu Janno,Iyadana Allaah Wuxu u Dhaafay Dambigeeda oo Dhan,Sababto Ah Waxay Adeecday Hadlaka Ninkeeda oo Ahay Haka Bixin Guriga, Waay jogtay Ilaa uu Aabaheed Dhintay Lagana Aasay Iyado Arag!! 》...
Gabadha MaanTa Halkay ka Jogan Adeecida Ragooda ? Subxanallaah!! Gabadha Ku Dayasho Mudan bay Aheed Gabadha Halka Maanta Lagu Daydo Gabadha Aflaanta laga Fiirsado Loona DhaQmo Siday u DhaQman oo Kale,Wlal Naftada Xisaabi Alaah tabaraka Watacala Intaan HorTiisa laguugu xisaabin..
Hadii Aad Ka HeshaY Waad La Qeybsan Karta AsxaabTada Walal..MahadSanid
No comments